Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG:Wasiirka Warfaafinta oo Dhaqaalo Kubadashay Arin

Kamagra Flavored without prescription, purchase Zoloft.

Warar hoose oo soo baxaayo ayaa sheegaya in Wasaarada Warfaafinta Somalia in Wareysi shalay laga qaaday Ninkii Fududeeyay Weerarkii Madaxtooyada Qaranka lagu qaaday 8 Dii Bishaan oo lagu magacaabi jiray Xasan Muxidiin Bastoolado weyne ay ka saartay Websitka Radiomuqdisho iyo Barta Yuotube ka ay ku leedahay Wasaaradu oo shalay la galiyay.

HALKAAN KADAAWO
Ninkaan oo ahaa Madaxii shirkada Isgarsiinta Hormuud Telecom Xarunteeda Madaxtooyada ayaa wararka soo baxayaa waxaa ay sheegayaan in lagu qasbay Wasaarada ama ay dhaqaale ku qaadatay ka saarista Video ga Baraha ay galisay arintaas ayaa manta ah hadal haynta ugu badan Ee Bulshada Soomaaliyeed Dalka iyo Dibada.

Arintaan ayaa waxaa ay ka careysiisay qaar ka mid ah Madaxda Dalka oo uu ka mid yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Wasaarada Gaashaandhiga kuwaa oo baraha ay Internetka ku leeyihiin ku dabacay Hadalo kulul oo arinkaaa ay uga hadlayaan.

Qoraal ka soo baxay wasaarada gaashaandhiga oo lagu baaahiyay Boga ay Internetka ku leedahay Ee Facebook ayaa waxaa lagu sheegay in talabadaas aysan ahayn wax loo dul qaada karo loona baahan yahay in wasaradu Jawaab Deg Deg ah ka bixiso cid kasta oo ku lug yeelata ka saarista Muuqaalkaas Ee warbaahinta Dowladdana loo aqoonsan doono Xubno al shabaab ah.

You must be logged in to post a comment Login