Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xoogaga Alshabaab oo arin lama filaan ah ka sameeyay degmo ka tirsan Sh/dhexe

al-shabab-charges_300_200
Wararka naga soo gaaraya degmada Caddale ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in xoogagii Al-shabaab ay iskaga baxeen kadib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay u dhaqaaqeen degmadaasi.

Dad goobjoogeyaal ah oo ku sugan Caddale ayaa Warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ay Faarujiyeen Degmadaasi,waxaana Degmada hada u dhaw Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dadka Rayidka ah ay sidoo kale Bilaabeen in Dagmada ay ka Barakacaan,iyagoo ka Cabsi qaba Dagaal dhex mara Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Ciidamada Iskaabaya ay Degmada Hareereyeen ayna doonayaan inay qabsadaan degmadaasi. Viagra Plus no rx, order Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login