Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xoolahi Dhafaxbuur oo suuq caalami ah loo raadinayo

Ganacsatada iyo dilaaleyda xoolah ee degmada Dhagaxbuur ayaa aadd u soo dhaweeyay, dadaalka xoolo-dhaqatada  gobalka Jarar.

Xoolaha ay suuqa kenaan dadkaasi ayaa muqaalkoodu aha kuwo quruxbadan,qiimahooduna ahayn qaali.

Ganacsatada xoolaha ee degmada dhagaxbuur ayaa ku jira dadaal ay la kaashanayaan maamulka degmada sidii ay suuq caalami ah ugu helilahayeen xoolah.

You must be logged in to post a comment Login