Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XUKUMADA SOMALILAND OO KU GACAN SAYDHAY BAAQYO CAALAMI AH OO LOOGA SOO JEEDIYAY QABSASHADA DEGMADA TALEEXEE GOBOLKA SOOL

Kamagra Gold no rx, buy Zoloft online. -Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay Jawaab adag ka bixisay baaqyo Caalami ah oo maalintii shalay looga soo
jeediyay xiisada collaadeed ee Gobolka Sool.

Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay inay Somaliland sugayso ammaanka xuduudaha dalkeeda.

Wasiirka ayaa sheegay inay Masuuliyadi ka saarantahay sugida amniga dalkeeda,ugana tanaasulayn taasi cid kasta oo kaga soo horjeeda Wasiirka Ayaa Cadeeyey In Dal Kale Aanu Odhan Karin Dalkaaga Sidaa Ka Yeel Wasiirka Ayaa Shaaca Ka Qaaday Xukumada Somaliland Aanay Arimaha Sool Cid Kale Waxba Ka Waydiinay Taasina Ay Jawaab Cad U Tahay Safiiro Reer Galbeedka Ah Oo Dabada Laga Soo riixaayey

Somaliland Ayaan Ahay Dal Ay Maamulaan Gacme Shisheeya Waana Dawlada Ka Madaxbanaan Maamulka Cid Kale

You must be logged in to post a comment Login