Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xukumadda Somaliya oo dib u egeysa Amaanka Magaalada Muqdiho oo aan Cagabadan ku taagneyn.

Maalmihi ugu danbeeyay waxaa jirta Amaan darro ka jirta Magaala Muqdisho kuwaasoo Saameyn xooggan ku yeeshay dad ka Shacabka ah eek u nool Magaalada Muqdisho ee CaasimaddaSomaliya.

Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Amaanka Qaranka Somaliya ayaa waxaa uu sheegay in ay wax badan ka qaban doonaa Xaaladda amaan ee Magaalada Muqdisho.

“waxaa jiridoona Kulamo joogta ah oo lagayeelandoona xaaladda amaan ee Magaalada ,kuwaasoo ay yeelandoonaa hay’adaha amaanka iyo maamulada degmooyinka” ayuu yiri Waiirka arimaha gudaha iyo qaranka Somaliya.

Hadalkan ayaa waxaa uu muujinayaa in Xukumadda ay qirtay in Xaalad amaan xumo ay ka jirto Magaalada Muqdisho ,waana Magaalo ay siweyn gacanta ugu heyso DowladdaSomaliya

You must be logged in to post a comment Login