Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xukun dil toogasho oo Askar DF lagu fuliyey Muqdisho

Askari_lagu_fuliyay_xukun_dil_ah_1

Barxada weyn ee ku taalla Iskool boliisiyo ayaa waxa la sheegay in goor dhaw lagu khisaasay Askar katirsanaa ciidamada Dawlada Somaliya kuwaasi oo hore dil uga geystay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukunkaan dilka fulisay goor dhaw kadib markii seddexdaan askari lagu helay cadeymo sheegayey inay dilkaan geysteen waxaana ugu dambeeyn la geeyey tiirka iskool boliisiyo.

Labo ka mid ah askarta la toogtay ayaa katirsanaa ciidanka Xoogga dalka halka midka kalena uu ahaa askari katirsanaa ciidamada Minishiibiyada ee canshuuraha qaada.

Naga filo faah faahino kusaabsan askartaasi saaka la toogtay

You must be logged in to post a comment Login