Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xukuumadda iyo Gudiga New Deal oo kulmay maxay ka hadlee

Xukuumadda iyo Gudiga New Deal oo kulmay maxay ka hadleen
July 17, 2013

Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo Gudiga isku dubaridka New Deal .
Kulankaani oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa xooga lagu saaray sida dadka oo dhan ay uga wada qeyb qaadan karaan Shirka dhaqaalaha loogu uruurinayo Soomaaliya ee ka furmaya dalka Biljamka..
Afhayeenka Xukuumadda Ridwaan Xaaji Cabdulle oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu muhiimad weyn u arko New Deal.
Ridwaan Xaaji waxa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu kulanka ka cadeeyay in ay doonayaan in iyaga oo aan ku kala qeybsaneen ay ka qeyb galaan Shirka dhaqaalo uruurinta Soomaaliya ee Biljimka.

You must be logged in to post a comment Login