Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Yaa ka taliya degmada Heliwa?Al-shabaab mise dowladda?

buy zoloft, buy Zoloft. Haweeneey deggan degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegtay in Ciidanka Al Shabaab iyo kuwa Dawlada Somaliya ay maalmihii dambe isku garbinayeen kulan ciyaareed umuuqday mid la isku tijaabinayey Amarka shacabka mid ay qaadanyaan.

Dadka ku dhaqan degmada Heliwaa ayaa waxay sheegeen inay Al Shabaab ku amreen inan Habeenkii wax leyr ah laga shidi karin degmadaasi amarkaasina uu dhaqan galay.

Dawlada maamulka uqaabilsan degmada Heliwaa ayaa ku guuldareystay inay Shacabka ku hantaan sidii ay Amarkooda uqaadan lahaayeen.

Haweeney dadka deegaanka Ah oo Ku dhaqan degmada heliwaa ayaa waxay sheegtay in Afar habeen aysan wax leyr ah laga shidin degmadaasi oo Amarkii Al Shabaab ay ganacsatada la qabsadeen.

You must be logged in to post a comment Login