Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
sildenafil withoutprescription, zithromax without prescription.
Mr Yariisow ayaa beeniyay in uu ku lug leeyahya falal dilal qorsheysan ah oo ka dhacay Magaalada Marka saacadihii la soo dhaafay.
Guddoomiyihii hore ee Marka ayaa hoosta ka xariiqay dhibaatooyinka xagga Amni ee Magaalada Marka laga soo abaabulo Magaalada Muqdisho ayna ku lug leeyihiin Wasiiro iyo Xildhibaano.
Hadalka guddoomiyaha ayaa yimid kadib markii shalay 2 qof oo shacab ahaa lagu dilay Magaaladaasi Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.
Dadka deegaanka qaarkood ayaa Maxamed Yariisow oo horay u ahaa guddoomiyihii Marka ku eedeeyay in uu ku lug leeyahay dilka ka dhaca Marka iyo qeybo kale oo ka tirsan Shabeelaha Hoose.
You must be logged in to post a comment Login