Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WARARKA
Mareykanka oo sheegay in uu xoojinayo xiriirka Soomaaliya

Mareykanka oo sheegay in uu xoojinayo xiriirka Soomaaliya

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay Munaasabada 1 Luuliyo. “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxaan shacabka iyo dowladda…

M/weyne Xasan Shiikh oo maanta ubax dhigay taalada Daljirka ee Muqdisho

M/weyne Xasan Shiikh oo maanta ubax dhigay taalada Daljirka ee Muqdisho

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo  xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay…

WARARKA

Sawirro: Xildhibaanada Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyey R/W Xamza

Sawirro: Xildhibaanada Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyey R/W Xamza

25/06/2022    MUQDISHO (SMN) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa…

Hakad ku yimid horyaalka kubbada cagta iyo khilaaf taagan

Hakad ku yimid horyaalka kubbada cagta iyo khilaaf taagan

  Horyaalka Kubbada Cagta ee Soomaaliya ayaa hakad ku yimid, ka dib markii khilaaf uu…

Carruur nafaqa darro ugu geeriyootay isbitaalka magaalada Kismaayo

Carruur nafaqa darro ugu geeriyootay isbitaalka magaalada Kismaayo

    In ka badan 30 carruur ah ayaa saacadihii la soo dhaafay nafaqo darro…

Qaramada Madoobay oo soo saartay digniin ku saabsan Abaarta iyo Dadka ku barakacay

Qaramada Madoobay oo soo saartay digniin ku saabsan Abaarta iyo Dadka ku barakacay

  Hay’adda isku-duwidda gargaarka bani’aadamnimo ee Qaramada Midoobay UNOCHA oo soo saartay Warsaxaafadeed ayaa sheegtay…

WARARKA

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday Baxdo + khasaaraha

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday Baxdo + khasaaraha

  17/06/2022    DHUUSAMAREEB – Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaanada hoos taga degmada Cadaado ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta bangiga adduunka iyo dowladda federaalka Soomaaliya.…

KENYA oo duqeyn culus ka fulisay GOBOLKA GEDO

KENYA oo duqeyn culus ka fulisay GOBOLKA GEDO

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya duqeymo diyaaradeed oo ciidamada dowladda Kenya ay ka fuliyeen qaybo ka mid ah gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya, taas…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamza Cabdi Barre oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, wuxuu horey…