Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
http://www.pjsymes.com.au/articles/somalia(part2).htm The Banknotes of Somalia – Part 2 Part 1 | Part 2 | Part 3 | Part 4 Peter Symes The National Bank of Somalia The…
Wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA ayaa goordhaw baahisay in dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Aato ee gobolka Bakool ay ku dileen saddex Sarkaal oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab.…
Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in Al-shabaab isku dayeen ay gudah u galaan dalka Itoobiya, weerarkii ay dhowaan ku qaadeen deegaannada ku yaalla Xadka…
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka DG Jubbaland Cabdiraxmaan Axmed Cabdi oo ka hadlay wixii maamulkaas kasoo gaaray lacag dhan 1 Milyan ah oo ay Xukuumadii Rooble…
Cali Xasan Siyaad (Cali tariin), oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa lagu dilay goordhow magaalada Muqdisho, xili dilkiisa ay ka dambeeyen koox ku hubeysan bastoolado.…
https://radiokulmiye.net/wp-content/uploads/2022/07/Warka-Habeen-28-07-2022-WEB.mp3…
Madaxweynaha dolwad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa aqalka madaxtooyadda ku qaabilay wafdi ka Socda Qaramadda Midoobay oo ay hogaaminaysay Marwa Ghada Eltahir Mudawi oo ah…
Gudoomiyaha gobolka Bakool Maxamad Cabdi Tahliil ayaa ka hadlay Dagaaladii ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay xuduudda uu la wadaago Gobolka Bakool Dowladda Degaanka Soomaalidda, kaa oo u dhaxeeyay xubno…
Dhageyso warka idaacada Shabelle https://www.facebook.com/watch/?v=2019947341525074…