Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

“Haddii illahay caafimaad igu dhammeeyo waqtiga ii dhiman,ma doonayo inan mar kale isku soo sharaxo xilka madaxweynaha Puntland,waxaana idin rajeyn mid iga wanaagsan inuu idinkiin badalo,”ayuu yiri madaxweyne Gaas.

In uu iscasilo ayaa ka wanaaagsanyd intuu umada hadalkan lasoo hor fariisan lahaa,

Hadalkaas waa mid niyad jab xanbaarsan muujinayana in aan wax horumar ah laga sugin maamulkiisa isla markaaana muwaadinka Puntland niyad jabinaya cadawgana ka farxinaya
caawa waxan xaqiiqsaday in aan khatar hogaamin ku jirno eebo na baxsha mooyee

You must be logged in to post a comment Login