Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

aa ka dambeeyey dilkii xildhibaanka xanuunsanaa ?

Hayada Sirdoonka iyo nabadsugiada qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in xildhibaan Aadan Xaaji Xuseen oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland ay dileen kooxo ka tirsanaa Alshabaab kuwaasi oo Muqdisho ku dilay xildhibaanka.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA ayaa sheegtay in Xildhibaanka dilkiisa uu maleegay nin Al-shabaab u qaabilsan isku xirka howlgallada Amniyaadka ama Madax jabiska ee Puntland iyo Somaliland kaas oo lagu magacaabo Mowliid Maxamed Aadan kana soo jeeda Gobolka Sool.

Ninkaan ayaa Liis ay Baahisay warbaahinta Dowladda Federaalka laguna baadi goobayo macluumaadka 12 Sarkaal oo Al-shabaab ka tirsan waxaa uu kasoo galay lambarka 10-aad waxaana macluumaadkiisa ama Madaxiisa ay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ee NISA dul dhigtay lacag $3,000.00 ( Seddex kun oo dollar).

Warkaan kasoo baxay Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya iyadoo horay Puntland ay Dowladda Federaalka ugu baaqday inay jawaab Cad ka bixiso Dilkii Xildhibaan Aadan Xaaji Xuseen oo markii Muqdisho lagu dilayay halkaas oo uu howlo caafimaad u joogay. buy zoloft online cheap, buy dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login