Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abwaan Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo ku geeriyooday Hargeysa

Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ku geeriyooday Abwaan Sheekh Cabdilaahi Diiriye Sooraan , oo kamid ahaa hal abuurkii iyo jilaayaashii hore ee Dalka Soomaaliya soo maray.

tadalafil reviews, dapoxetine reviews. 237735a629954b4dc087ccbe74e0b757_LAbwaanka ayaa u geeriyooday xanuun mudooyinki dambe hayay, waxaana maanta lagu aasay qabuuro kuyaala Magaalada Hargeysa, waxaana aaska Sheekh Sooraan ka qeyb galay abwaano ,Culumaa’udiin iyo dadweyne kale.

Abwaan Cabdilaahi Diiriye Sooraan ayaa mudooyinkii dambe isga baxay dhanka fanka waxa uuna u janjeersaday dhinaca diinta, isagoona ahaa Sheekh Dadka wacdiya sidoo kale mu’adin ka ah mid kamid ah Masaajida kuyaala Magaaada Hrageysa.

You must be logged in to post a comment Login