Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Afhayeenka Amisom Pandy Ankunda oo beeniyay Al-shabaab

Pandy Ankunda Ma isagaa Run Sheegay Mise Al Shabaab Ayaa Run Sheegay?

buy clomid online without prescription, clomid online.

Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa sheegay in aysan jirin wax askar ka tirsan Howlgalka AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay gacanta ugu jiraan Al-shabaab.

Ankunda ayaa shaaca ka qaaday warka ay sheegen Xarakada Al-shabab in ay tahay wax runta ka fog,waxana uu tilmaamay in saraakiisha AMISOM ee jooga Soomaaliya ay u cadeeyeen si kalsooni ah in ay u dhan yihiin askartoodi.

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay in ay nolasha ku hayso askar Ugandes ah oo ay ka qafaashtay saldhigii Janaalle oo saacado ay maamulaayeen Al-shabab.

Uganda waxaa ka jooga Soomaaliya askarta ugu badan ee ka qey qaadanaya howlgalka AMISOM.

You must be logged in to post a comment Login