Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

AFP oo sheegtay in Ban Ki-muun uu arrgagaxay markii uu maqlay qaraxii lala beegsaday xaruntoodii Muqdisho

Wakaaladda Wararka ee AFP ayaa shaacisay in Ban Ki-moon Xoghaya UN uu ka Argagaxay Qarixii Al shabaab ay ku qaadeen Xafiiska UNDP ee Magaalada Muqdisho, waxaa sidaas Wakaaladda Wararka AFP u sheegay Afhayeenka Ban Ki-moon, Martin Nesirky.

(United Nations Secretary-General Ban Ki-moon is “shocked” at the news of an attack on a UN compound in Somalia on Wednesday, his spokesman said. ”The Secretary-General is aware of the attack against the United Nations in Somalia, and he is shocked by it,” Martin Nesirky, the spokesman, said in an e-mail. “He is being updated regularly as we get more information from Mogadishu and UN Headquarters in New York.“).

“Ergayga UN, General Ban Ki-Moon ayaa Argagaxay, markii uu ka Argay Warbaahinta weerarkii lagu qaaday dhismaha Xafiiska UN ee Magaalada Muqdisho, sidaasna waxaa yiri Afhayeenkiisa”. Inkasta oo uu uu ogaan General Ban Ki-moon in weerar lagu qaadayo xafiisyadiisa haddana waa Argagaxay, waa Muraalada dilaacay Ban Ki-moon!, wali waxaa lagu jiraa macluumaad aruurin, waxaana xarunta UN ugu weyn laga sugayaa Wararka Magaalada Muqdisho ka imaanaya!”.

Isha Warka AFP

You must be logged in to post a comment Login