Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ahlu sunna oo Xabsiga Dhigtay Madaxweynihii Shalay isku Doortay Dhuusomareeb

 

Ciidamada Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Xabsiga dhigay Cabdullaahi Dhoodi oo Duleedka Magaaalada Dhuusamareeb Shalay kaga dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna ay dhistay Ee Maamulka Gobolada Dhexe.

Maamulka Ahlu Sunna oo ka hadlay Xariga Ninkan iyo sababta uu ugu dhawaaqay Xilkasi uu sheegtay Cabdullaahi Dhoodi ayaa shaacisay in markiisa hore uu Ahaa ninkan Gudoomiye Waaxeed Xilkiina laga qaaday sida awgeydna carro uu qaaday uu u sameeyay arintasi.

Viagra Super Active for sale, acquire clomid. Ciidamada Ahlu Sunna ayaa Xalay ka soo qabtay Cabdullahi Dhoodi

You must be logged in to post a comment Login