Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Akhriso Liiska dadkii ku dhintay Isbuurashadii ka dhacday Xajka iyo dalalka ay kasoo kala jeedan Oct 1, 2015 – jawaab

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa soo bandhigtay Tiro koobkii ugu danbeeysay dadkii ku dhamaaday isbuurashadii ka dhacday Xajka iyo Dowladaha ay kasoo kala jeedan.

Dowladu waxa ay sheegtay in isbuurashadii dhacday ay aheyd mid uu watay alle islamarkaasina ay ku dhacday awoodiisa.

Liis ay ku qoran yihiin tirada dadka dhintay iyo dalalka ay kasoo kala jeedan dadka dhintay oo ay soo saartay Dowlada Sacuudiga ayaa waxa uu u qornaa:-

Iraan waxaa uga dhimatay 464 xaaji

Viagra online, generic zithromax. Masar waxaa uga dhimatay 75 Xaaji

Naigeria waxaa uga dhimatay 64 Xaaji

Mali waxaa uga dhimatay 60 Xaaj

Indonesia waxaa uga dhimatay 57 Xaaji.

Pakistan waxaa uga dhimatay 46 Xaaji

India waxaa uga dhimatay 45 Xaaji

Niger waxaa uga dhimatay 22 Xaaji

Cameron waxaa uga dhimatay 22 Xaaji

Iverycost waxaa uga dhimatay 14 Xaaji

Tashaad waxaa uga dhimatay 11 Xaaji

Aljazaa’ir waxaa uga dhimatay 11 Xaaji

Senigal waxaa uga dhimatay 10 Xaaji

Almaqrib waxaa uga dhintay 10 Xaaji

Somalia waxaa uga dhintay 8 Xaaji

Liibiya waxaa uga dhintay 4 Xaaji

Tanzania waxaa uga dhintay 4 Xaaji

Kenya waxaa uga dhintay 3 Xaaji.

Tuunis waxaa uga dhintay 2 Xaaji

Burkiino-faaso waxaa uga dhintay 1 Xaaji

Burundi waxaa uga dhintay 1 Xaaji

Hollanda waxaa uga dhintay 1 Xaaji

Banin waxaa uga dhintay 1 Xaaji.

You must be logged in to post a comment Login