Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al-shabaab oo weerar culus ka geysatay Muqdisho

Sep 14, 2015

Ururka Al-shabaab ayaa weeraro culus ku qaaday Saldhigyo ku yaalla Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Somalia.

clomid tablets buy, buy clomid.

Maleeshiyaadka ayaa weerar isugu jira Hoobiyayaal iyo rasaas ku qaaday Saldhigyada Ciidamada Dowlada ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, waxaana la soo warinayaa in weerarkaasi uu khasaaro xoogan kasoo gaaray dadka deegaanka

Inta badan weerarka xoogiisa ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Warshada Baastada iyo Xaafada Caymiska,iyadoona Ciidamada Dowlada ay ku jawaaben rasaas xoogan oo inta badan ku dhacaayay aqalada ku dhow dhow Saldhiga.

Inta la ogyahay waxa uu weerarkaasi galaaftay ilaa 4 ruux oo ahaa dadka deegaanka, halka labada dhinacna ay uga dhinteen 3.

Qoraal ay Al-shabaab kusoo qortay warbaahinta afkooda ku hadasha ayaa lagu sheegay in Weerarkaas Khasaaro lagu gaarsiiyay Ciidamada Dowladda Somalia.

DF Somalia gaar ahaan Maamulka Degmada ayaan weli ka hadal weerarkaasi, inkastoo la sheegay inay goobta gaaren.

You must be logged in to post a comment Login