Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Al Shabaab oo xalay weerar gaadmo ah ka fuliyey Muqdisho

Sep 21, 2015

generic sildenafil, generic zithromax.

Ciidan hubeysan ayaa waxay xalay weerar ka geysteen Magaalada Muqdisho waxaana lasoo sheegayaa in khasaaro ka dhashay weerarkaasi.

Dableeyda weerarka qaaday waxa ay katirsan yihiin Ururka Al Shabaab waxaana uu ka dhacay dagaalka meel ku dhaw Isgoyska SOS Ee Magaalada Muqdisho.

Inkabadan labo saac ayaana dagaalka uu socday waxaana la ogaan karin khasaaraha inta uu gaarsiisan yahay.

Dagaalka waxa uu dhexmaray Al Shabaabkii weerarka soo qaaday iyo Ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login