Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

ARAG Sawiro layaab iyo Qosol leh oo laga sameeyay Mooshinka…

Aug 22, 2015

Xildhibaano kor u dhaafaya 90-Xildhibaan ayaa mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , waxa ay u gudbiyeen Gudoonka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Maxkamada sare ee Dalka.

tadalafil withoutprescription, Zoloft withoutprescription.

Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amin Caamir ayaa sawiro layaab leh waxa uu ku cabiray mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uuna kaartooniisaha Sawiradiisa ku muujiyay culeeska uu Xasan Sheekh kala kulmayo mooshinkaasi.




You must be logged in to post a comment Login