Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Askari maanta Askari kale ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose

buy zoloft online, buy Zoloft online.

 

Waxaa maanta koontaroolka Baar Ismaaciil ee laga galo degmada Afgooye isku rasaaseeyey Labo Askari oo katirsanaa ciidanka dawlada mid ka mid ah ayaa dhintay midka kalena waa dhaawacmay.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in khilaaf uu ka dhaxeeyey waayahan dambe labadaasi Askari.

Ilaa hadda ma jirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka degmada Afgooye ay kaga hadlayaan wixii ka dhacay maanta deegaanka Baar Ismaaciil.

 

You must be logged in to post a comment Login