Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmed Madoobe oo Khilaaf ka dhex Abuuray Ahlusuna Waljamaaca

Axmed Madoobe oo Khilaaf ka dhex Abuuray Ahlusuna Waljamaaca

buy Female Viagra, acquire zithromax.

Shalay waxa ka furmay Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo Shir looga hadlayey Aayaha Maamulka Gobolkaasi,waxaana shirkaasi furay Hogaamiyaha Maamulka Gobolka Juballand Axmed Madoobe.

Waxa hadda soo baxaya Cabasho ka imaaneysa Ahlusuna Waljamaaca mas’uuliyiin katirsan kuwaasi oo sheegaya inaysan matelin xubnaha shirkaasi magacooda uga qeyb galaya.

Gudoomiye Kuxigeenka Ahlusunada Gobollada Koonfureed Yoonis Macalin Maxamed ayaa sheegay inaysan waxba ka ogeyn oo aysan u dhameyn Ahlusunada shirkaasi.

Yoonis Macalin ayaa hadalkiisa intaasi ku daray inaysan aqbali doonin wax kasta oo kasoo baxa shirka ka furmay Shalay Degmada Dooloow horena uga socday Degmada Baardheere.

Axmed Madoobe ayaa lagu Eedeeyey inuu khilaaf ka dhex abuuray Maamulka Ahlusuna Waljamaaca.

You must be logged in to post a comment Login