Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Baarlamaanka oo Maanta Cod Didmo ama ansixin uqadaya G..

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Codka u qaadaya Guddiyada Madaxa banaan ee kala ah Guddiga Doorshooyinka iyo kan Xaduudaha iyo Federaalka.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ah Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegay in Maanta Baarlamaanka uu cod u qaadayo Guddiyada si loo Ansixiyo.

Guddiyada ayaa loogu Codeyn doonaa Qaabka Qarsoodiga sida uu noo xaqiijiyay Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud.

Hadii Guddiyadaaan Baarlamaanka uu meel mariyo waxaa horyaala Shaqooyin badan oo ay kamid yihiin Diyaarinta Doorshooyin Qof iyo Cod ah oo ka dhaca Dalka oo dhan iyo Xalinta Muranka Khilaafka Xaduudaha Dalka.

Order baclofen, order Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login