Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wararka naga soo gaaraya isgoyska Ex Control Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan banaanbax ka dhan ah isbarada ciidamada dowlada ay dhigteen wadada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho.
Qaar kamid wadayaasha gaadiidleyda gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose, ayaa sheegay inay joojiyeen shaqadii ay halkaasi ay ka qaban jireen sabab la xiriirta dhibataada darawalada loo geysanayo ee sii kordhayo.
Waxay dadkaasi ku andacoonayaan in dowlada Soomaaliya ay sheegtay marar badan in dowlada ay sheegtay in isbaarooyinkaasi la qaaday, laakiin ay tahay mid been abuur ah, sida ay sheegeen.
La soco waxii kusoo kordhaa Insha Allah.
You must be logged in to post a comment Login