Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo noqday Madaxweynaha Maamulka Galmudug

Waxaa Goordhaw soo dhamaatay tirinta Codadka Doorashada Wareega Sadaxaad ay ku tartamayeen labada Musharax ee kala ah Cabdi Kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Macalin Fiqi.

Tartanka Madaxtinio ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku guuleystay oo noqday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, kadib markii u helay codad dhan 48 cod.

buy Suhagra online, order zithromax.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Mudane Cabdiriin Xuseen Guueled uu helay codad dhan 49

Axmed Macalin Fiqi 40 cod

Cabdikariin Xuseen Guuleed 49 cod

Musharax Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa sidaa ku noqday Madaxweynaha sida sharciga ah loo doortay ee Maamulka ugubka ah ee Galmudug.guuleed

Lasoco dhawan doorasha madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug

You must be logged in to post a comment Login