Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

.. + 

Wariyaha Tvga Somali Channel ayaa Waraysi Xiiso badan wuxuu Layeeshay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Madaxwaynaha Maamulka Galmudug .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wuxuu Waydiiyeyey Su’aalo Badab oo Xasasi ah kuwaasi oo Quseeya Dalka Soomaaliya iyo Sidoo kale Maamul Goboleedka Galmudug iyo Dagaaladii ka Dhacay Dalka Soomaaliya, Laguna eedeeyay inuu Qayb Ka Ahaa.
Qaybdiid ayaa sidoo kale Hadlay Aragtidiisa Xasan Daahir Aways ” Waxaana la Waydiiyey Su;aal Culus Iyadoona La waydiiyey inuu Isaguba Dadka Dili Jiray Laakiin Aanu Is Qarxin Jirin” Daawashao Haboon.

You must be logged in to post a comment Login