Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cadeymo loo hayo in D.F hub badan ku bixisay Dagaalkii C/waaq

Sep 10, 2015

buy Kamagra Gold online, cheap clomid.

Maamulka Ahlusuna Waljamaaca ee kusugan Gobolka Gal gaduud ayaa waxay si kulul uga hadleen Dagaalkii labadii maalin udambeysay ka dhacay Degmada Caabud waaq.

Ahlusuna ayaa ku Eedeysay Dawlada Soomaaliya inay ka qeyb qaadatay Dagaalka islamarkaana diyaarado hub siday ay ugudbeen dhinaca Maamulka Galmudug.

Madaxweyne Kuxigeenka Labaad ee Maamulka Gobollada Dhexe Ahlusuna Cali Baashi Faarax ayaa tibaaxay inay ka xun yihiin waxa ay dhowr jeer ka digi jireen aheydna in laga abaabulo dagaalo qorsheysan Gobolka G/gaduud.

Cali Baashi ayaa waxa uu sheegay inaysan Aqoonsaneyn Maamul la yiraahdo Galmudug,dhiigooda iyo dheecaankoodana Ahlusuna ku bixiyeen sidii Shabaabka looga saari lahaa deegaano ay G/gaduud ka joogeen Sida Caabudwaaq oo labadii cisho ee lasoo dhaafay lagu dagaalamay.

You must be logged in to post a comment Login