Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay Munaasabada 1 Luuliyo. “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda…
25/06/2022 MUQDISHO (SMN) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa codka kalsoonida siiyey ra’iisul wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre. Illaa 220 xildhibaan oo…
Horyaalka Kubbada Cagta ee Soomaaliya ayaa hakad ku yimid, ka dib markii khilaaf uu soo kala dhexgalay Xiriirka Kubbada Cagta iyo qaar kamid ah Kooxaha ciyaara Horyaalka heerka koowaad…
In ka badan 30 carruur ah ayaa saacadihii la soo dhaafay nafaqo darro ugu geeriyooday Isbitaalka Magaalada Kismaayo, sida ay noo xaqiijiyeen Maamulka Isbitaalka. Carruurta halkaasi ku geeriyootay…
Hay’adda isku-duwidda gargaarka bani’aadamnimo ee Qaramada Midoobay UNOCHA oo soo saartay Warsaxaafadeed ayaa sheegtay in sii kordhayaan dadka ka barakacaya Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya, isla markaasna loo…
Dagaalamayaal katirsan Alshabaab ayaa xalay waxay weerar dhowr jiho waxay ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose. Dad deegaanka ayaa warinaya…
Warar laga helayo magaalada candhuufa ee galbeedka siti ee dowlad deegaanka soomaalida ayaa ku waramaya in halkaasi saacadihii la dhaafay lagu laayay 7 ruux oo xoola dhaqato soomaali ah tiro…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada caasimadda Garoowe. Kulankan oo…
Koox hubeysan ayaa gordhaw Magaalada Laascaanood ku dishay Maxamed Axmed Aflahaar oo ahaa Guddoomiyahii Xisga UCID ee Gobolka Sool. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in dhalinyaro ku hubeysan bastoolado ay…