Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 2)

Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

  20/06/2022      MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullahi…

Safiirka Somalia H.E Abdulqadir iyo Qunsulka H.E Dayib oo la kulmay Jaaliyadda London.

Safiirka Somalia H.E Abdulqadir  iyo Qunsulka H.E  Dayib oo la kulmay Jaaliyadda London.

  Kulankaan oo ay si wada jir ah u soo wada qabanqaabiyeen Safaaradda Soomaaliyeed iyo guurtida jaaliyadda london ayay ka soo qeybgaleen ila iyo ilaa 23 xubnood. .Waxaa kulanka lagu…

Al-shabaab oo dad rayid ah ka afduubtay deegaan ka tirsan G/galgaduud

Al-shabaab oo dad rayid ah ka afduubtay deegaan ka tirsan G/galgaduud

    Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa dad rayid ah ka afduubtay deegaan lagu magacaabo Baalaldheere oo hoos taga deegaanka Cada-kibir ee Gobolka Gugaduud. Goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in xubno ka tirsan…

Galmudug oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Baxdo

Galmudug oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Baxdo

    Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalka saaka Deegaanka Baxdo ee gobolka Galguduud ku dhexmaray dagaalameyaasha Al-shabaab iyo Ciidamo deegaanka ah oo garabsanaya…

Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan

Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan

  Ciidamada Dowladda ayaa saaka howgal wada jir ah ka wada deegaano hoostaga degmooyinka Matabaan, Maxaas iyo Beledwayne ee Gobolka Hiiraan. Howlgaladan ayaa waxaa hor kacaya Taliyaha guutada 5-aad qeybta…

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday Baxdo + khasaaraha

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday Baxdo + khasaaraha

  17/06/2022    DHUUSAMAREEB – Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaanada hoos taga degmada Cadaado ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay dagaalamayaasha…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta bangiga adduunka iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Marwo Kristina…

KENYA oo duqeyn culus ka fulisay GOBOLKA GEDO

KENYA oo duqeyn culus ka fulisay GOBOLKA GEDO

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya duqeymo diyaaradeed oo ciidamada dowladda Kenya ay ka fuliyeen qaybo ka mid ah gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya, taas oo geystay…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xamza Cabdi Barre oo kasoo jeeda beesha Ogaadeen, wuxuu horey u ahaa…

Page 2 of 212