Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 3)

Saud Arabiya iyo dhulka Soomaalida

https://www.facebook.com/hagaagsane/videos/711327096614438/…

Dhis safaaradaada

Dhis safaaradaada

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Jowhar

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Jowhar

  17/07/2022    JOWHAR  – Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda HirShabelle ayaa sheegaya in goordhow qarax is-miidaamin ahaa uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi. Qaraxa oo jugtiisa si weyn…

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya

  16/07/2022    NAIROBI (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo ay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab maanta ka fuliyeen qaybo ka mid ah gobolka Waqooyi Bari…

Heshiska Madaxweynayaasha Somaliya iyo Kenya

Heshiska Madaxweynayaasha Somaliya iyo Kenya

COMMUNIQUE ISSUED AFTER PRESIDENT KENYATTA MEETS SOMALI PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMUD AT STATE HOUSE NAIROBI   JOINT COMMUNIQUE ISSUED AT THE END OF THE OFFICIAL VISIT TO THE REPUBLIC OF…

kooxo hubaysan oo Muqdisho ku dilay Nabadoon Cabdi Faniinte.

kooxo hubaysan oo Muqdisho ku dilay Nabadoon Cabdi Faniinte.

    Xili maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ay kusoo badanayeen dilalka qorsheeysan iyo dhaca teleefanadda ayaa waxaa xalay koox hubeysan ay Tabeelaha Sheekh Ibraahim weydoow ku dileen shiikh lagu…

Ciidamo ka mid noqonaya howlgalka ATMIS oo yimid Muqdisho

Ciidamo ka mid noqonaya howlgalka ATMIS oo yimid Muqdisho

Qeybta booliiska ee howlgalka kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa waxaa lagu xoojiyay imaatinka 160 sarkaal oo ka tirsan qeybta Booliska Nigeria, kuwaas oo taageero siin…

Farxaan Jimcaale oo maanta xilka la wareegay

Farxaan Jimcaale oo maanta xilka la wareegay

  Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi…

Waqtigu waa afar sano ee ha laga faaideysto

Waqtigu waa afar sano ee ha laga faaideysto

Waqtiga ha looga faaideysto in horumarka dalka la galiyo.guul iyo natiijo lagama gaarayo haddii waqtiga la galiyo waxii tagay raad raacooda. Waxii la haleeyay ha loo daayo hayado diwaan galiya…

Rag hubeysan oo weerar ku qaaday saldhigga Yaaqshiid

Rag hubeysan oo weerar ku qaaday saldhigga Yaaqshiid

08/07/20220 MUQDISHO – Wararka kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay maanta rag hubeysan ku qaadeen saldhigga degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kaas oo geystay khasaare dhimasho…