Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 4)

Waa maxay ujeedka Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh ee dalka Ereteriya?

Waa maxay ujeedka Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh ee dalka Ereteriya?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa dalkaas…

Khilaaf ka dhashay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay gudoomiyaha Howl-Wadaag.

Khilaaf ka dhashay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay gudoomiyaha Howl-Wadaag.

    Khilaaf xoogaan ayaa ka dhashay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay Gudoomiyaha Degmada Howl-Wadaag mustaf Cali Kheyre. Warqad aan la shaacin ayaa la sheegay in Agaasimaha…

Bankiga dhexe oo markii ugu horeysay warqadda ogolaanshiyaha siiyay laba banki oo ajnabi.

Bankiga dhexe oo markii ugu horeysay warqadda ogolaanshiyaha siiyay laba banki oo ajnabi.

    Guddiga sare ee maamula Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa xalay ansixiyey in la ogolaado in labo Banki ajnabi ah laga furo gudaha Soomaaliya, gaar ahaana Muqdisho oo ay…

Mareykanka oo kahadlay aragtidiisa ku aaddan aqoonsiga Somaliland

Mareykanka oo kahadlay aragtidiisa ku aaddan aqoonsiga Somaliland

        Mareykanka  ayaa sheegay in siyaasaddiisa Somalia ay tahay 1 mid oo qura taasi oo ah iney aqoonsanyihiin Somalia madaxbanaanideeda dhuleed   iyo sohdimihii lasameeyay  marki ay Somalia…

Kulanki boqor HALE SELASE iyo madaxweyneihi Mareykanka Nixon 1973

Kulanki boqor HALE SELASE iyo madaxweyneihi Mareykanka  Nixon 1973

Haile Salase & American president in The Oval Office  …

Ukraine oo Turkiga ka codsatay in la qabto markab Ruush ah oo sida qamadi ‘laga xaday’ dalkeeda.

Ukraine oo Turkiga ka codsatay in la qabto markab Ruush ah oo sida qamadi ‘laga xaday’ dalkeeda.

    Ukraine ayaa ka codsatay Turkiga in uu qabto oo uu xiro markabka Zhibek Zholy ee uu ka babanayo calanka Ruushka kaasi oo ah nooca xamuulka qaada, sidana shixnad…

Midowga Yurub oo kordhiyay dhaqaalaha uu siiyo Somaaliya.

Midowga Yurub oo kordhiyay dhaqaalaha uu siiyo Somaaliya.

        Midowga Yurub ayaa Soomaaliya siin doona ku dhawaad 140 milyan oo Yuuro sanadkan si ay u taageeraan isbedellada siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale iyo in ay xoojiyaan…

Fanaanadi Khadra Daahir Cige oo goordhow ku geeriyootay Hargeysa

Fanaanadi Khadra Daahir Cige oo goordhow ku geeriyootay Hargeysa

Allaha u naxariiste, waxaa goordhow isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ku geeriyootay Khadra Daahir Cige oo kamid aheyd fannaaniinta Soomaaliyeed. Ehelada fannaanada ayaa sheegay in maalmahan xanuunsanayd Khadra, iyada oo…

Mareykanka oo sheegay in uu xoojinayo xiriirka Soomaaliya

Mareykanka oo sheegay in uu xoojinayo xiriirka Soomaaliya

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay Munaasabada 1 Luuliyo. “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu…

M/weyne Xasan Shiikh oo maanta ubax dhigay taalada Daljirka ee Muqdisho

M/weyne Xasan Shiikh oo maanta ubax dhigay taalada Daljirka ee Muqdisho

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo  xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda…