Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Al Shabaab oo la Wareegay Magaalada W/Weyn Ee Shabeelaha Hoose.

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada shabaab ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmada Walaweyn ee istiraatiijiga ah. Cheap baclofen online, cheap Zoloft.

Caawa Maqribkii ayay ciidamada Al shabaab gudaha ugaleen degmada kadib markii ay isaga baxeen ciidamada DF-ka oo ay taageerayeen ciidamada AMISOM.

Sarkaal katirsan xarakada Al Shabaab ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamadoodu ay qabsadeen magaalada islamarkaana ay khudbado ujeediyeen boqolaal qof oo isugusoo baxay fagaaraha weyn ee degmadaasi.

Lasoco wixii soo kordha

You must be logged in to post a comment Login