Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Amisom oo ka soo baxaya Shabeelada Hoose

Ciidanka AMISOM ayaa waxay la kulmayeen maalmahan dambe weeraro is daba joog ah oo Al Shabaab dhinacooda kaga imaanayey taasi oo culeys badan soo kordhisay.

buy zoloft online cheap, acquire Zoloft.

AMISOM ciidanka katirsan waxay bilaabeen inay baneeyaan ama iskaga baxaan fariisimo ciidanka ay kaga sugnaayeen qeybo katirsan Gobollada Sh/Hoose.

Saaka oo Khamiis ah warar la helayo waxay tibaaxeen in ciidanka AMISOM kuwooda ka socda Burundi ay faarujiyeen Fariisin ay ku lahaayeen Degmada Baraawe.

Dadka deegaanka ayaa waxay sheegeen in cidanka AMISOM ay arkeen iyagoo gaadiidkooda iyo agabkooda dagaalka lasii baxaya.

Taliska Ciidanka AMISOM kama aysan hadlin waxa soo badiyey waayahan dambe in ciidanka AMISOM saldhigyadooda ka baxaan deegaano katirsan Gobolka Sh/Hoose.

You must be logged in to post a comment Login