Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Amison oo caawa lagu weeraray Muqdisho

Wararka naga soo gaarayo Hotelka Caanka ahaa Curaba ayaa caawa lagu weeraray Bambaanooyin.
Hotelka ayaa waxaa Fariisin ku leh Ciidamo ka tirsan AMISOM,waxaana caawa kooxo hubeysan ay ku dhiiradeen inay bambaanooyin ku weerareen.
Weerarka ayaa la sheegaya in wax qasaaro ah geysan waxaana durbadiiba goobta ka baxsaday kooxihii weerarka geystay.
Hotel Curaba oo Shacabka Soomaaliyeed Xusuus gaar ah u leeyihiin ayaa wuxuu ku yaala Degmada Shangaani.

You must be logged in to post a comment Login