Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo goordhaw la wareegay Degmada Baardheere

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa goordhaw gudaha u galay lana wareegay gacan ku heynta inta badan xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

cheap zoloft, cheap Zoloft. Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee gacanta ku hayay Degmada Baardheere in ka badan 5-sano ayaa degmadaasi isaga baxay kadib markii ay ay kusoo dhawaadeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo aad u hubeesan.

Ciidamada huwanta ah ayaa lagu arkayaa qeybo badan oo kamid ah Degmada Baardheere gaar ahaan goobihii ay Al-Shabaab ay xarumaha ku lahaayeen , waxa ayna ciidamada hada wadaan baaritaano ay ku sameenayaan xarumahii Al-Shabaab baneeyeen.

Siyaad Axmed Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee hogaaminaya howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa Warbaahinta Dowlada u sheegay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay si rasmi ah ula wareegay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

”Abaaro 1:45pm ayay gacanta degmada Baardheere noo soo gashay, waxaana halkaasi ka wadnaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo, inta ugu muhiimsan ayaa gacanta noogu jirto, waana sii wadaynaa howlgallada lagu baacsanayo Al-Shabaab” Ayuu yiri Siyaad Axmed.

Ciidamada AMISOM ee qabsaday Degmada Baardheere ayaa la sheegay in ay yihiin Ciidamada Dowlada Kenya oo dhinaca faax faaxdhuun kasoo duulana tagay, Ciidamada kale ee Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka ayaa iyana magaalada dhinac kae kaga soo wajahan.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe Insha Allah

You must be logged in to post a comment Login