Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidanka AMISOM oo ka baxay Deegaano Hor Leh

Sep 8, 2015

Waxa ciidanka Dawlada Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa waxa lasoo sheegayaa inay iskaga baxeen deegaano ku yaalla Gobolka Bakool.

Ciidanka iskaabaya ayaa ka baxay Deegaanka Moora gaabeey oo duleedka kaga beegan Degmada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool.

buy Apcalis SX Oral Jelly online cheap, order lioresal.

Ma jirin wax dagaal ah oo ka dhacay deegaankaasi,mana la cadeyn waxa keenay inay ciidankaasi faarujiyaan.

Maalmahan dambe ciidanka AMISOM waxay wadeen goobo badan ay iskaga baxayeen deegaano dhowr ah kadibna waxa la wareegayey deegaanada ay baneeyaan Ururka Al Shabaab.

You must be logged in to post a comment Login