Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidanka dowladda FDS iyo kuwa AMISOM oo howlgal ka sameeyay Marko

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya

Magaalada Marko ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose oo saacdihii la soo dhaafay ay ka socdeen howlgallo lagu sugayay amniga.

Howlgalka waxaa fuliyay ciidanka dowladda ee deegaanka iyo kuwa AMISOM waxaana howlgalkan ku qasbay falal amni darro oo degmada lagu bartilmaameedsanayay.

Dadka deegaanka ayaa inta badan baqdin ka muujiya howlgallada ciidamadu ka sameeyaan degmadooda.

Howlgallada Marko laga sameeyo oo inta badan aan dadka rayidka ah lagu bartilmaameedsan ayaa dhanka kale waxaa xuiliyada ciidanka ay ku guda jiraan howlgalkooda istaaga adeegyada bulshada ee magaalada Marko.

You must be logged in to post a comment Login