Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidanka Shariif Xasan iyo AMISOM oo ku dagaalamay Sh/hoose

online sildenafil, zithromax online.

Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in deegaano halkaasi ka tirsan ay ku dagaalamayaan Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ee Shariif Xasan iyo kuwa AMISOM.

Ciidamada DF gaar ahaan kuwa Maamulka Koonfur galbeed ee Somalia ee dagaalka kula jira Ciidamada AMISOM ayaa waxaa hogaaminaayo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Koofur Galbeed Cabdullahi Waafoow.

Dagaalka ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ku nafwaayen dad tiradooda lagu qiyaasay 10 ilaa 9 ruux kuwaasi oo sababsaday rasaastii ay is weydaarsanayaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Maamulka.

Ciidamada AMISOM ayaa adeegsanaayo Hubka culculus waxa ayna inta badan la beegsanayaan goobaha ay ku nool yihiin dadka shacabka, waxaana sidoo kale rasaas fudfudud ridaayo Ciidamada Daraawiishta ee Maamulka.

Lama oga sababta ka danbeysa dagaalka waxa ayna dadku mar qura ka war heleen Rasaas xoogan oo ku dhaceysay guryaha qaar.

You must be logged in to post a comment Login