Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidankii ugu badnaa Ee AMISOM oo Saakay Jooga Degaanka No-50

Wararka Saaka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in AMISOM ay Degaanka NR 50 geeysay Ciidamadii ugu badnaa kuwaaas oo dhaqdhaqaaqyo Ciidan ka wada.

Ciidamo aad u badan oo wata Gaadiidka Dabaabaadka islamarkaana ay ku jiraan Ciidamadii iskaga soo baxay Degmada Qoryooleey,Mubaarag iyo Awdheegle ayaa halkaasi buux dhaafiyay.

Goobjoogeyaal ayaa sheegaya in loo Maleenayo in Ciidamada AMISOMĀ  laga Cabsi qabo in ay Baneeyaan inta badan Gobolka islamarkaana in Muqdisho ay aadaan ay suuro gal tahay.

Talaabadaan ayaa Dad badan oo kamid ah Soomaalida ku nool Kofurta Soomaaliya ay ka niyad Jabeen,iyadoo la aaminsan yahay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM aysan Daacad ka aheyn dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

buy Cialis Professional online cheap, zithromax online.

Al-shabaab ayaa dhankooda Bisha Ramadaan kor dhiyay Weerarada ku dhufo oo ka dhaqaaqa ah oo ay uga soo horjeedaan Dolwadda uu Caalamka Taageero.

You must be logged in to post a comment Login