Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cod Bixinta Wareega 1-aad oo dhamaatay iyo tirada musharax kasta uu helay 

Waxaa daqiiqad ka hor soo idlaatay Cod Bixinta Wareega 1-aad ee Doorashadda madaxtinimadda Maamulka Galmudug.

Hadabo waxaa loo kala horeeyo sidan hoos ku qoran

Axmed cabdislaan xaaji Aaadan 12 cod

Axmed Macalin Fiqi 29 cod

Cabdikarim Xuseen Guuleed 29 cod order Tadalis SX online, buy Zoloft.

Maxamed Calimi afrax 10 cod

Cabdi Xasan Cawaale 6 cod

Xasan Cabdulle Qalaad 3 cod

 

Wareega labaad waxaa ku tartami doono  Axmed cabdislaan xaaji Aaadan ,Axmed Macalin Fiqi  & Cabdikarim Xuseen Guuleed 

Kala soco somalimedia.co.uk wararkii ugu dambeeyay ee doorshada ka socoto Cadaado

You must be logged in to post a comment Login