Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daacish oo fariin codsi ah usoo dirtay ururka Al shabaab

Tadalis SX Soft without prescription, cheap lioresal.

Oct 4, 2015

Kooxda Daacish ayaa markale codsi usoo dirtay Ururka Alshabaab ee ka dagaalama Dalka Soomaaliya oo ku adan iney ku biiraan dhankooda oo ay la xirtan hogamiyaha Daacish Abuu Bakar Al-Baqdaadi.

Xafiiska dhanka Saxaafada u qaabilsan Daacish ayaa maalmihii ugu dambeeyay baahinayay muuqaalo codsiyo kala duwan loogu jeedinayay Alshabaab kuna aadan iney dhankood ku biraan.

Ruux kasoo muuqday muuqalka ayaa waxaa kooxaha kala duwan ee islaamiga ee ka jira caalamka waxaa loogu baaqay iney ku biraan Daacisha sida kooxda Boko Haram ee ka dagaalanka Nigeria.

Muqaladaasi aya laga sii daayay xafisyada Kooxdaasi ee gobolka Sinay ee dalka Masar,Raqa oo Suuriya ah iyo Furaat oo Iraq iyo Xadra Mout oo Yemen ah,dhamaantooda waxa ay fariintooda ugu magac dareen “Xaqa Kolonyada” iyo dhageyso muhaajidka ka dagaalamaya Somalia.

Baaqan kasoo yeeray Dacish ayaa imaanaya iyadoo Al-shabab ay tiro dhowr ah oo dagaalamayaashedi ajaanibta ay u xirtay markii ay ka hadleen suurta galnimada in ay ku biiraan Dacish.

You must be logged in to post a comment Login