Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daaw Calaaqaadka Rushka iyo Mareykanka oo sii xumaanaya

 

Cilaaqaadka Dalalaka Ruushka iyo Maraykanka ayaa noqonayaya mid maalinba maalinta ka danbeysa sii xumaanaya, iyadoo shirkii u dhaxeeyay labada Madaxweyne ee OBAMA iyo PUTIN uu ku soo dhamaaday natiijo la’aan. order Silfar online cheap, purchase clomid.

Dalka ruushka ayaa maanta weerar lama filaan ah ku qaaday magaalada Homs ee dalka Suuriya, iyadoo Ruushku uu saacad un kaliya ka hor uu ku wargeliyay Ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalka Ciraaq inay diyaaradahooda dagaalka ay weeraryaan Argogixiso ku sugan dalka Suuriya.

Ruushka iyo maraykanka ayaa isku qilaafsan arimo badan, Sida weerarkii Dalka Yukrayn, Goosashada Jasiiradda Crimea oo ay xoog ka gala wareegtay Dalka Yukreyn iyo Dalka Suuriya oo hadda ah meesha ay diiraddu saaran tahay.

You must be logged in to post a comment Login