Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo 1962 sida loogu soo dhaweyay wafdigi CC Sharmarke USA iyo waxii dhacay ka bacdi.

Sida aad arkeysaan oo quruxda iyo qaayaha badan oo loo soo dhaweyay Wafdiga u hor kacayay Alaha u naxariste Abdirashid Ali Sharmarke,aya haddana waxa dhacday in u xumadao xiriirki labada dal ee Soomaaliya iyo Mareykanku.

Abdirashid Cali Sharmarke aya boqashadaas ka bacdi tagay dalka  midowga sofiyeti(USSR) oo heshis la saxeexday,markaas ayu Mareykanku ka xanaaqay heshiiskaas ay labada dal wada saxeexdeen.Waxaa ku xigay in ay Ethiopia soo weerto Soomaaliya 1964 oo ay soomaliya weydisato Midowgi Soviyeti USSr mucaawimo hubka milatariga..

 

 

https://www.youtube.com/watch?t=356&v=g1UOJlyCOBY cheap celebrex online, online Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login