Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Al-Shabab oo Filim ka soo saartay Weerarkii Leego

Mu’asasada Al-kata’ib garabka warbaahineed ee Al Shabaab ayaa soo saartay Film maqal iyo muuqaal ah oo qeyb ka ah silsilladda #فَشَرِّدْ_بِهِمْ_مَنْ_خَلْفَهُمْ_.

Filimka ayaa lagusoo bandhigayaa dagaal khasaara badan lagu gaarsiiyay ciidamada AMISOM ee ku sugan qeybo ka tirsan gobolka shabeelaha Hoose.

Muuqaalka ayaa muujinaya Al Shabaab oo gacanta ku dhigay gaadiidka gaashaaman ee ciidamada AMISOM iyagoona gudaha dabaabaadkooda ku dhax tooganaya askar ka tirsan ciidamada Burundi ee qeybta ka ah AMISOM.

purchase tadalafil, buy Zoloft online.

You must be logged in to post a comment Login