Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Amiinarts oo Sawir Gacmeed Cajiib ah ka Qoray Axmed Madoobe iyo Madax Kale.

14

Madaxwyne maaulka Kuba Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe oo Dhowaan Shir Ku Qabtay magaalada kismaayo Ayaa wuxu Runta ugu Sheeagay C/raxmaan Faroole iyo Kooxihii Doonayey Inay Roodida kula Dhuuqaan Xiisada kismaayo.

Dhankiisa Faraxanka Wayn ee Amin Arts ayaa Sawir Xiiso badan Wuxuu Kaseemayay Hadalka Kasoo yeedhay Axmed Madoobe ee uu xiriirka ugu Jaray kooxihii Rootida la Wareegayey.

Hadaba Akhriste adigana Dhankaaga ka Dhiibto waxa kaaga baxay Sawirka Iyo Waliba Hadalka kasoo Yeeray Axmed Madoobe, Waxaana Xusid mudan in Hadalkiisa Axmed madoobe ka dhabeeyay oo uu Muqdisho tagay.

You must be logged in to post a comment Login