Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Ciidanka Madaxtooyada maamulka Puntland oo 4 wariye ku garaacay Gaalkacyo

buy Malegra DXT online, cheap dapoxetine.

Afar wariye oo ka howl-galla magaalada Gaalkacyo ayaa la kulmay jirdil ay u geysteen ciidan ka tirsan kuwa madaxtooyadda Puntland oo marka ilaalo u ahaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqasho labo maalin qaadatay ku joogay Gaalkacyo, waxaana jirdilkan ku dhacay xilli ay ku sugnaayeen garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf oo galankii dambe Isniin [20 July 2015] oo uu ka dhoofay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login