Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dood xiiso badan ayuu dhawaan TVga Somsat ugu qabaty qaar kamid ah Somalida ka soo jeedo woqooyiga Somaliya & koonfurta Soomaaliya sida ay u arkaan shirka bisha naga soo food leh ee May ka dhici doono magaalada London kaas oo la doonaayo in lagu wadahadal siiyo DF ee Soomaaliya & maamulka Somaliland
Halkaan hoose ka daawo doodaani dhexmartay soomaalida ka soo jeeda konfurta Soomaaliya & kuwo ka soo jeeda woqooyiga Soomaaliya
You must be logged in to post a comment Login