Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: Macalinkii Al shabaab oo ka soo goostay

https://www.youtube.com/watch?v=uDSTK5Nap2Q

 

Sheekh caan ah oo sheegay in uu wax soo baray hogaamiyaha cusub ee iminka hogaamiya ururka Al Shabaab ayaa daboolka ka qaaday sir fara badan kaas oo xitaa la soo shaqeeyay hogaamiyihii hore ee Al Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo Ibraahim Afhgaan

 

Wadaadkaan oo lagu magacaabo Sheekh Cabdullahi Sheekh Maxamed (Dalab) ayaa mudo dheer waxa uu ka mid ahaa raga ugu sareeya ururka Al Shabaab balse hada waxa uu kashifay Sir dadka intiisa badan ka qarsooneeyd kuna saabsan dhanka Diinta IWM Viagra Caps for sale, cheap lioresal.

You must be logged in to post a comment Login