Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaal dad si kadis ah nafta uga baxeyso(Hadaawanain hadaadan awoodin)

Digniin: Fadlan ha daawan muuqaalkaan hadii aad tahaya qof calool jilicsan.

Muuqaalkaan ayaa waxaa isugu jira clips la isku soo aruuriyay oo hal meel laisugu keenay oo ku saabsan dad naftu kaga baxayso si kedis ah. Dadkaan ayaa qaarkood khaatumo xumo ku dhimanaya. Qaarkood waxay naftu ka baxaysaa iyagoo samaynaya ficilo xaaraan ah.

Dadkaan ayaa waxaa ku jira ciyaaryahano caan ah oo dunida si weyn looga yaqaanay oo midkood naftu ka baxayso isagoo dheelaya kubada cagta halka mid kalana uu dhimanayo isagoo ciyaaraya masaaricada laga ciyaaro wadanka Mareykanka.

maxresdefault-1

You must be logged in to post a comment Login